Ingiriiska oo Sheegay Inuu isticmaalayo Hubka Wax Gumaada Iyo Aqoonyahan Ka Hadlay. (Dhageyso)

UK_force_in mogadisho

Haweeneyda ra’iisulwasaaraha ka ah wadanka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday in ay isticmaaleyso hubka ay reer galbeedku horay u sheegeen inuu mamnuuc yahay. Waxaa la weydiyay su’aal ahayd haddii uu hubkan baabi’inayo boqol kun oo caruur iyo haween ay kamid yihiin ma isticmaalaysaan? waxayna sheegtay iney isticmaalayaan waxa ayna muujisay in wax walba ay ka horeeyso […]

Askari Katirsan Ciidanka Jabuuti oo lagu dilay Degmada Jalalaqsi Ee Gobolka Hiiraan.

Mid kamida ciidamada xukuumadda Jabuuti ayaa lagu dilay is rasaasayn ka dhacday gudaha magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya. Israsaaseynta ayaa timid kadib markii ciidamada Jabuuti isku dayeen iney hubka ka dhigaan askariga ka tirsan maleeshiyaatka maamulka DFS-ka ugu magacaaban degamda Jalalaqsi kaasi oo ay is aflagaadeeyeen sarkaal Jabuutiyaan ah. Askarigan ka tirsan […]

Wararkii ugu dambeeyay ee Turkiga: Diyaarad lasoo Riday iyo Erdogaan oo taageerayaashiisa dibad baxyo ugu Baaqay.

inqilaab

Waxaa sii xoogeystay dagaalka siyaasadeed ee wadanka Turkiga, melleteriga ayaa ku dhawaaqay in ay la wareegeen talada wadanka halka maamulayaasha wadanka ay ku baaqeen mudaaharaadyo lagu diidanyahay inqilaabka. Taliyaha ciidanka khaaska Turkiga ayaa sheegay in ay xakameeyeen kooxihii inqilaabka sameeyey balse wali ay xaaladu tahay mid aan deganayn. Rajeb Dayib Erdogaan madaxweynaha Turkiga oo khadka […]

Shabakada Wararka ee degdeg.net © 2015 Deg Deg Theme